Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Iman Karto Inter Milan.

0
362

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Inter Milan kulan ka tirsan champions league kaas oo ka dhici doona garoonka San Siro.

Liverpool ayaa haysata dhamaan xiddigaha kooxdeeda kuwaas oo taam u ah in ay ka qayb qataan kulanka caawa ee lugta 1-aad ee wareega 16-ka champions league.

Klopp ayaa soo shaxdiisa ka soo xulan kara xiddigaha kooxdiisa kuwaas oo taam u ah kulanka maadama ayna xiddigo dhaawac uga maqnayn waxana uu doonayaa in uu guul ku hogaamiyo kooxdiisa.

Xiddigaha Salah, Mane iyo Firmino ayaa la filayaa in ay hogaamiyaan weerarka kooxda Liverpool kulanka caawa iyada oo uu Klopp xiddigihiisa weerarka ku bilaaban doono kulanka.

blog_image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here