Wasaarada Haweenka KG Oo Agabka Beeraha u Qeybisay Haweenka Beeraleyda Ee Magaalada Baydhabo.

0
527

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Qaramada Midoobey Oo u Qaabilsan Arimaha Haweenka UN Woman Oo Kaashaneyso Wasarada Haweenka Ee Dowlada Goboleedka KGS ayaa Boqol Ka Mid ah Haweenka Danyerta ah u Qeybiyey Aqabka Beeraha Iyo Abuurka.

Mashruuca Awoodsiinta Haweenka Oo Galaangal Ku Yeesha hogaaminta ayaa Waxaa Maalgelineysa Dowlada Jabaan Waxaana hogaaminteeda Iska Kaashadey Qaar Ka Mid ah Hay’adaha Ka Howl Gala Gudaha Dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here