Tababar Ku Saabsan Habka Tabinta Wararka Xuquuqda Aadanaha Oo Loo qabtay Wariyaasha Magaalada Baydhabo.

0
578

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS ayaa tababar u qabtay Wariyaasha ka howlgala Magaalada Baydhabo,  Tababarkan oo lagu baranayo habka tebinta wararka xuquuqda aadanaha ayaa waxaa ka faa’ideysanaya 22 suxufi oo ka kala socoda wariyaasha madaxa banana iyo kuwa dowliga ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here