Madaxweynaha KG Oo kulan La qaatay Culimada iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo.

0
318

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Konfur Galbeed Soomaliya Abdicasis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Madaxtooyada Maamulka Konfur Galbeed Ee Magalada Baydhabo Ee Gobolka Baay Kulan Looga Hadlayey Sidii Ger Gaar Loo Gaarsiin Lahaa Dadka Abaarta Saameysey Kula Qaatey Culmaawadiinta Iyo Ganacsatada Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here