Wiil dhalinyaro ah Oo Dhalinyarada Baydhabo Ka wacyi-geliya Maandooriyaha.

0
528

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Abdiladhiif Maxamed Cabdi waxa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay, wuxuuna dhigtaa mid ka mid ah jaamacadaha ku yaala Baydhabo, Abdiladhiif ayaa inta badan xooga saara ama ka wacyigeliya dhalinyarada waxyaabaha dhibaatada ku ah mustaqbalkooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here