Ardayda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Oo u Fadhiisatay Imtixaanka Semester dhamaadka Jaamacada 2021-2022

0
522

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah ardeyda dhigata jaamacada koonfurta Soomaaliya oo ka hadlaayay dareenkooda ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay meeshaan soo gaaraan, una fadhiistaan imtaxaanka Simistar dhamaadka jaamacda ee Sanada 2021-2022.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here