Dhalinyarada Gobolka Baay Oo Olole Nadaafadeed ka Sameeyay Xaafada Salaamey Ee Magaalada Baydhabo

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururada Dhalinyarada Gobolka Baay,Degmada Baydhabo iyo xubna kale ayaa Si wadajir ah waxay Olola nadaafadeed ku sameyeen Xafada Salamay ee magaalada Baydhabo, Ujeedka ayaa ahaa sidii loo soo celin lahaa Nadaafada iyo Bilicda Buundada Xaafada Salaamay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here