Daraasad la sameeyay oo lagu ogaaday halista dadka qaba dhiikarka uu u keeni karo Paracitamol ka

0
253

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 110 qof oo qaba dhiigkarka ayaa loo qoray Paracitamol afar mar in ay cuanaan maalintii si loogu sameeyo daraasad .Dadkii sidaas loogu qoray ee qaatay waxaa si aad ah u kordhay cadaadiska dhiigga marka la eego kuwo kale oo aan loo qorin .

Daraasadda ayaa lgu ogaaday in dadku markii ay joojiyeen qaadashada dawada in dhiiggooda uu sidii caadiga ahyed ku soo laabtay.

Waxaa lagu qiyaasay dalaka Ingiriiska mid ka mid ah saddexdii qof ee qaangaar ah ay qabaan dhiigkar iyadoo da’da kordheysa ay keentay mid ka mid ah tobankii qof eek u nool Scotland ooahyed halka daraasadda lagu qabtay in dadku si caadi ah oo joogto ah u qaataan Paracitamol.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here