Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada KG Oo Xariga ka Jarey Iskuul laga Hirgeliyey Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo.

0
309

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada DGKGS  Eng C/fataax ayaa Waxaa Uu xariga ka jarey dugsiga danwadaag oo dhowaan laga hirgeliyey laanta 7-aad xaafada wadajir ee Magaalada Baydhabo.

Iskuulka danwadaag oo ay hirgelintiisa iska kaashadeen hay’ada NRC iyo Wasaarada Waxbarashada KGS Wuxuu ka kooban Yahay ilaa iyo 6 fasal, Xafiiska Macalimiinta, 2 Musqulood iyo Barkad Weyn oo biyaha lagu Keydiyo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here