Bulshada Gobolka Ontario ee dalka Canada oo u diyaar garoobay doorashada xisibiyada gobolkaasi

0
245

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gobolka Ontario ee dalka Canada, waxaa ka dhici doonta billowga bisha June ee sanadkan doorashada guud oo ay ku tartamayaan xisbiyo kala duwan.

Marka laga soo tago Doug Ford oo ah madaxa xisbiga Conservative-ka ee hadda talada haya, Andrea Horwath hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka rasmiga ah ee NDP ayaa kamid ah, kuwa ugu cad-cad ee loo saadaalinayo kursiga ugu sarreeyo ee gobolkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here