Xaruuntii ugu Horeysey ee Lagu Tolo Dharka Aroosyada Ragga iyo Dumarka Oo Laga Hirgaliyey Magaalada Baydhabo.

0
278

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maahir Supar Tailor waxaa uu kamid yahay sharqaamada ku cusub Magaalada Baydhabo ee dhawaan laga hir galiyey, waxaa uu si gaar ah loogu tolaa dharka kala duwan ee dumarka yar iyo waa weyn.

Maahir Supar Tailor Magaalada Baydhabo wuxuu ku soo kordhiyey farsamo cusub oo si aad ah u soo jiitay shacabka ku nool Magaalada Baydhabo gaar ahaan macaamiisha xaruntiisa ku xiran.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here