Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo Degmada Waajid Gaarsiiyay Raashiin loogu Tala galay Dadka Abaartu Saameysay.

0
434

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga Gurmadka abaaraha ee maamulka KGS Oo Uu Uga Horeeya Wasiirka Wasarada Gar Gaarka Maareynta iyo Masiibooyinka KGS Abdinaasir Abdi Caruush ayaa Waxey Mar Kale Deeq Raashiin ah Gaarsiiyeen Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Si Loogu Gar Gaaro Dadka ay Saameysey Abaarta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here