Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Baay Oo kormeer ku tagey waddada Onodka oo dhismo ka socda.

0
483

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Weli waxaa socda dhismaha jidka Al-axmaar ee Magaalada Baydhabo taasi oo dhaawaan laga bilaabay dhisma casri ah oo markaasi laami la saari doono, dhismahaasi jidka Al axmaar ayaa waxaa booqasha ku tagay Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Baay kaasi oo u kuur galaayay siduu ku ogaan lahaa meelaha ay mareyaan dhisida wadadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here