Maalinta Caalamiga ee Kansarka Adduunka Oo Maanta Dunida Looga Dabbal degayo.

0
342

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sannad kasta 4-ta Febraayo, Waxey Ku Beegantahay Maalinta Kansarka Adduunka waxeyna ay awood u siisaa dhammaan Bulshada Ku Nool adduunka oo dhan si ay u muujinno taageero waxaa lama huraan ah in aan kor u qaadno codkeenna weliba si wada jirka ah oo aan qaadno tallaabo shakhsi ah oo aan ku cadaadinno dowladahu in ay wax badan ka qabtaan wax ka qabashada cudurkaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here