Mucjiso naadir ah oo lagu arkay dalka Australia

0
487

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wakaaladda duurjoogta Australia ayaa shaacisay sawirka mas seddex indhood leh oo marki ugu horreysay lagu arkay waqooyiga dalka Australia.

Wakaaladda duurjoogta Australia waxay sawirka maskaasi ku baahisay baraha bulshada. Maskan oo ay wakaaladdu ku magacaawday Monty Python waxaa la helay bishii la soo dhaafay wuxuuna dhintay todobaad kaddib markii la helay.

Khubarada arrimaha duur joogta ku xeel dheerna waxay sheegeen maska seddexda indhood leh ee la helay inuu qayb ka yahay isbeddelka cimilada ee dunida ka taagan.

Maska waxaa laga helay magaalada Darwin oo ku taallo Koonfurta-Bari ee dalka Australia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here