Deeq Dhar ah iyo Agab kale Oo La Gaarsiiyay Haweenka Baahiyaha Gaarka ah qaba ee Ku nool Baydhabo.

0
423

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed SWDC ayaa waxaa ay Magaalada Baydhabo Dhar iyo Agabyo kale oo u gaar ah haweenka ugu qeybisay Haween Danyar ah una Badnaayeen kuwa aan xubnahoooda aan dhameystarnayn oo ay gaarayaan ku dhawaad 100 qoys, Waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka KGS.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here