Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG Oo Ku baaqay in Gurmad Deg deg ah lala soo gaaro dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.

0
270

Garab istaga iyo in la caawiyo dadka danyarta ah ee ka soo barakacayaan Abaaraha ka jiran dalka gaar ahaan degaanada koonfur galbeed soomaaliya ee soo garayaan Magaalada Baydhabo ayeey Hay’ada arrimaha Barakacaysha waxay ku bageen in lasoo caawiyo qoysaska danyarta ee ku jiraan xeryaha Qaxootiga Duleedyada Baydhabo kuwaasi oo aan heysanin ,cunto iyo biyo.
gudoomiyaha hay’ada Qaxootiga Barakacayasha Koonfur galbeed soomaaliya Cabdiqadir Cali Maxamed koobra ayaa Sheegay in ay jiraan dad kusoo dhintay wada inta ay soo socdeen kuwaasi oo ay u badnayeen caruur.
Gudoomiye Koobra ayaa Shacabka Gobolka ugu baagay in ay soo caawiiyaan Dadka danyarta ah soo garen Baydhabo. Waxaa Noo Haya Bishar Mayow 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here