Maamuka Gobolka Bakool iyo Kan Degmada Xuddur Oo Qoysas Danyer ah Gaarsiiyey Deeq Raashiin Ah.

0
291

Shiine Macalin Nuurow Gudoomiyaha Gobolka Bakool Iyo Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin Ahmed Iyo Gudoomiyaha Gudiga Bedbaadinta Dadka Danyerta ah Iyo Kuwa Baahiyaha Gaarka Qaba ayaa Waxey Kormeer Uga Tageen Ilaa Iyo Dhowr Qoys Oo ay Isuga Jiraan Agoonley Iyo Kuwa Danyer ah Kuwaasi Oo La Gaarsiiyey Deeq Raashiin ah.

Qoysiska Deeqa Ka Faaideystey ayaa Waxey Ka Koobnaayeen Ilaa Iyo Lex Qoys Oo ay Ka Mid aheyd Hooya Haysta Sideed Caruur ah Oo Aabahooda Dhintey.

Waxaa Noo Haysa Maryan Macalin Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here