Farriin lagu riday dhalo oo 25 sano kaddib la helay

0
261

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Farriin lagu riday dhalo oo ay soo dirtay gabar yar oo ku nool Magaalada Aberdeenshire ee dalka Scotland ayaa laga helay Norway 25 sano kaddib.

Joanna Buchan waxay ahayd siddeed jir markii dhalada ay ka dhacday xilli ay saarneyd doon kalluumeysi oo mareysay badda magaalada Peterhead sanadkii 1996 iyadoo markaasna diyaarineysay layliga iskuulka.

Elena Andreassen Haga ayaa ka heshay meel 800 meyl (1,287km) oo ku talla waqooyiga dalka Norway iyadoo kaddibna Joanna ka raadisay baraha bulshada.

Warqadda gabadhadan iskuulleyda ah ayaa waxaa ku xusan erayo uu jaceyl ku dheehan yahay balse waxaa sidoo kale laga dheehan karaa nacayb ay u qabto wiilasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here