Haweeney ku nool dalka Mareykanka oo bakhtiyaa nasiib ku heshay 3 malyan oo dollar.

0
568

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay bakhtiyaa nasiib $3 malyan oo doollar ah kaddib markii ay farriinta guusheeda ay ka heshay meel aysan ka filaneyn.

Laura Spear oo 55 jir ah, ayaa qaab online ah ku iibsatay lambarka ama tikidka bakhtiyaa nasiib lagu helo malaayiin doolar oo ay bixissy Wakaaladda Bakhtiyaa Nasiibka Qaranka ee dalka Mareykanka oo sanad walba ay dadka nasiibka u yeesha ay ku helaan boqollaal malyan oo doolar.

Haweeneydan ayaa Bakhtiyaa nasiibka ku guuleysatay xilli ay dhawaan qorsheyneysay iney shaqada ka fariisato,

Qofka ku guulaystay bakhtiyaa nasiibkii ugu badnaa ee abid Maraykanka laga bixiyo ayaa helay 1.5 bilyan oo doolar ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here