In ka badan 200 Qoys Oo Degmada Waajid loogu qeybiyay Raashiin.

0
434

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Waajid ee gobolka bakool oo ka mid ah meelaha sida aadka ah u saameysay abaarta ka jirta dalka soomaaliya gaar ahaan gobolada koonfur galbeed ayaa waxaa la gaar siyay gar gaar raashiin ah kaasi oo ka yimid guddiga gurmadka abaaraha koonfur galbeed soomaaliya.

Rashiinkaan iskugu jirey Bur,Bariis,Sokor iyo Saliid ayaa waxaa ka faa’ideystay ku dhawaad 200 oo qoys kuwaasi oo ah dadka ugu nugul Degmada Waajid.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here