Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Deeq Lacaq ah ku wareejisey Guddiga Gurmadka Abaaraha KG

0
209

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare KGS, Xil.Maxamed Yusuf Xasan (Waliid ) ayaa Deeq Lacageed gaareysa 6,177$ Ku wareejiyey Gudiga Gurmadka Abaaraha KGS, si looga qeyb qaato gargaarka dadka saameysay Masiibooyinka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here