Wasiirka Cafimaadka KG iyo Agaasimaha Hey’adda ACF oo ka wada hadlay Tayeynta adeegyada Cafimaadka KGS

0
383

kulanka ayaa looga hadlay inta uu socday tayeynta adeegyada Cafimaadka Koofur Galbeed soomaaliya iyo Qorsheynta sanadka cusub dhanka caafimaadka ayaa Wasiirka Cafimaadka Koofur galbeed Maxamed Cusmaan Jiidow kulankan oo la qaatay madaxda ugu saraysa Hay’adda ACF o kamid ah Hey,adaha caafimaadka kala shaqeeya bixinta adeegada caafimaadka
Wasiirka Cafimaadka Koofur galbeed Maxamed Cusmaan Jiidow ayaa Hey’adda iyo madaxada ku Aamaanaay sida ay mar walbo
ula shaqeeyeen wasaradda.Waxa Noo haysa Raxma Salad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here