Dadka Ka Shaqeysta Farsamada Gacanta Oo Sheegey in Shaqa La,aan Soo wajahday.

0
296

Xaruumaha Farsamada Gacanta Ee Degmada Xudur Waxaan Inta Badan Ku Shaqeysan Jirey Bulsho Fara Badan Kuwaasi Oo Soo Saara Aqabyada Gacanta Oo ay Bulshada Dadka Farsamada Uga Yeraan Tumaasha.

Dadka Ku Hamaasha Farsamada Gacanta ayaa Waxey Inta Badan Soo Saaran Sida Tooreyda Misaarta Yeenbo Iyo Aqabyo Kale Oo ay Bulshada U Baahanyihin.

 

waxaa Noo haysa Maryaan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here