Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo Deeq Raashiin Gaarsiyey Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

0
392

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga Gurmadka Abaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Deeq Raashin ah Diyaarad ku gaarsiiyey Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

Deeqda Raashinka Maanta Xudur Guddiga Abaaraha KGS ay gaarsiiyeen ayaa isugu jirta Bariis , Bur,Sunkor iyo Saliid kuwaasi oo loogu Tala galy Qoysaska Danyerta ah Abaartu saameysay ee Ku nool Xudur.

Warukung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here