Shir looga arinsanayey istiraatiijiyada qabyo qoraalka Nabadeynta Oo Baydhabo lagu Soo Xiray.

0
211

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo uu socday mudo Laba Maalmood oo loogu arinsanaayay arimaha istiraatiijiyada qabya qoraalka ee wada hadalka nabadeed oo ka socday Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa waxaa hor jooge ka aheyd Wasaarada arimaha diinta iyo Owqaafta dowlada federaalka soomaaliya iyo tan koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here