Gudoomiyaha Ururka Samafalka iyo Hormarinta Dhalinyarada KG Oo Ka Warbixiyay Howlaha Samafalka ay ka wadaan Deeganada KG.

0
258

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Samafalka iyo Hormarinta Dhalinyarada KG Oo ka mid ah Ururada ka shaqeeya Magaalada Baydhabo iyo guud ahaan Deegannada KG  ayaa waxa uu diirada saaraya Sidii loo taageeri lahaa dadka tabaaaleysan oo isugu jira kuwa ku nool Xerooyinka Barakacayaasha ah iyo danyarata Magaalada gudaheeda ku nool iyo Hormarinta Dhalinyarada KG.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here