Munaasabad Shahadooyin lagu gudoonsinayay 150 Arday Oo Magaalada Baydhabo lagu Qabtay

0
229

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)150 Arday Oo Barteen Cilmiga Caafimaadka ayaa ka qalan jabiyeen Macahdka Baydhabo Medical Institute ee Magaalada Baydhabo taasi oo ay ka soo qeyb galeen munaasabada qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka degmada, maamuliyaasha iskuulada Baydhabo iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here