Dalagyada Beeraha ka soo go,a Oo ka sii yaraanaya Suuqa Godey ee Magaalada Baydhabo.

0
415

(Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)suuqayada Magaalada Baydhabo ee ay camiriy jirey maalin kasta dadka reer miiga gaar ahaan kuwa Beeraleyda ah ayaa hadda ah mid aan ku badneen taasi oo sabab u ah beerihii oo labadii sano ee la soo dhaafay abaarsadeen.

Ganacsatada waxaa Hada dadka ka iibiyaan oo nolosha reerahooda ku maareeyaan waa keydkii horey Beeraleyda uga iibsadeen, ma badana reer miiga Beeraleyda ah ee suuqa dalagyada keena, Sababta waa abaarta daran ee sameysey.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here