Maamulka Degmada Baydhabo Oo Sheegey in dhismaha Wadooyinka dhaxmara Xaafadaha uu kor u qaaday Dhaqaalaha Magaalada

0
267

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismaha Wadooyinka Loo yaqaano Interlock ayaa laga dhisay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo dhax Mara Xaafadaha Magaalada, Maamulka Degmada iyo Shacabka ayaana iska kaashanayaan si loo balaariyo Wadooyinka Xaafadaha islamarkaana ay u fududaato gaarsiinta Adeegyada Bulshada iyo kor u qaadida Amniga iyo dhaqaalaha Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here