Ethiopia Oo Guul-darro Ku Biloowday Tartanka K/Q Afrikada .

0
250

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaranka Ethopia ayaa guul darro ku biloowday tartanka koobka qaramada afrika ka dib ciyaar ay wadaageen Cape Verde kuwaasi oo hal gool ku garaacday

Ciyraarta ayaa guud ahaan aheyd mid si u deggan inkastoo cape verde ka wacnaayeen Ethiopia

Goolka waxaa lagu helay daqiiqadii 45-aad ee dhamaadka qeybtii hore waxaana qaranka geeska afrika ka socda ku xumaayeen in kubadda cagtooda ku hayaan

Cape Verde daafac ahaan waa wacnaayeen iyaga ayaana ku sareeyay maamulka kbadda  , waxa ayna mararaka qaar gaarayaan heer dhan %58

Ethopia dhamaadkii isku dayo ayay sameeynayeen balse waxaa dilayay go`aan qaadasho deg deg ah waxaana loogu fhameeyay halkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here