Roobab xooggan oo ka da’ay Brazil oo sababay khasaare dhimasho

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro biyood ku taal goobta lagu magacaabo Lago de Furnas halkaas oo u dhow magaalada Capitolio,sida ay xaqiijiyeen maamulka deegaanku.

Afar doomood oo darbigu kusoo dumay ayaa laba ka mid ahi degeen, iyadoo ay ku dhinteen toddobo qof,kuwaas oo saddex ka mid ah maydkooda laga helay dooni uu si toos ah ugu dhacay darbiga soo dumay sida ay xaqiijisay waaxda dab damisku

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here