Magaalada Baydhabo Oo Soo Gaaraya qoysas Fara badan oo Abaar ka Soo Barakicisey Deegaanadooda.

0
520

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Mudooyinkii u Danbeyey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Soo Gaaraya Qoysas Hore Oo Ka Soo Barakicsey Degaanadooda Abaarta Saameysey Qaar Ka Mid ah Gobolada Dalka Soomaliya

Inta Badan Qoysaska Soo Gaaraya Magalada Baydhabo ayaa Waxey Ka Soo Barakaceen Degaanada Konfur Galbeed Soomaliya Ayigoo Nolal Ka Soo Raadsadey Magaalada Baydhabo Waxeyna ay Degaan Ka Dhigtaan Kamamka Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariin Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here