Qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka faajer feylohow Oo deeq raashiin ah la gaarsiiyay.

0
254

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka faajer faylahow oo hoos taga Degmada Xudur Ee Xaruunta Gobalka Bakool waxaa ku sugun Qoysas danyar ah kuwaasi oo ah kuwa ku jira Xaalado Adag mudo badan taasi oo si weyn u saameysay, waxaana gargaar kala duwan xiligaan ay ka heleyaan Dad muxsiniin ah oo kala jooga dalka iyo dibadiisa.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here