College Cusub Ee Hab Casri ah wax loogu Baranaayo Oo Laga Furey Magaalada Baydhabo

0
494

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)College kaan oo dhawaan laga Furey Magaalada Baydhabo laguna Magacaabo New Vision College ayaa ka mid noqonaya Goobaha waxbarashada Bulshada kaga Faa’iideysan doonaan Tacliinta uu bixin doono.

Hadaba Bulshadu Maxay tahay Muhiimada uu u leeyahay College kaan Cusub Ee Magaalada Baydhabo lagu soo kordhiyay, Mahamuud Mahamed Abdi oo ah Maamulaha Iskuulka New Vision College ayaan weydiinay waxa ku dhaliyay in College kaan  Cusub ay furaan iyo waxa uu kaga duwan yahay Iskuulada kale ee Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here