Wasaarada Caafimaadka KG Oo Ka Warbixisay Adeegyada ay bulshada u qabtaan.

0
265

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada caafimaadka KG ayaa waxaa ay wadaa dadaalo lagu hormarinayo caafimaadka bulshada deegaanka waxaana ay wasaaradu sharaxaad ka bixisey sadaxdii sano ee la soo dhaafey wax yaabihii u qabsoomay, waxaana warbaahinta u sharaxay Cabdi Cali dogey oo ka mid ah masuuliyiinta wasaarada caafimaadka ee KG.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here