Munaasabad lagu Dahfureyey Masaajid Cusub oo laga Hirgaliyay Xaafadda Salaamey Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtay.

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasarada Awqaafta Iyo Arimaha Diinta Ee Dowlada Goboleedka KGS Saalah Shariif Siidkey ayaa Waxaa Uu Daahfurey Masaajid Cusub Oo Dhowaan Laga hir Geliyey Xaafada Salaamey Ee Magalada Baydhabo.

Masjidkaan ayaa Dhismihiisa Waxaa Gacan Ka Geystey Walalo Turki ah Waxaana Furitaankiisa Ka Soo Qeyb Galey Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Nool Xaafada Salaamey Ee Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here