Wiil Dhalinyaro ah ku Nool Magaalada Baydhabo Oo Abuurtay fursad shaqo.

0
207

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maxamed Ibraahim waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay muddo sanado ah wuxuu ahaa ardey waxbarta ilaa iyo heerka dugsiga sare, hada Maxamed wuxuu hamigiisa uu yahay in uu dhameysto waxbarashadiisa Jamacadeed si uu ugaaro heerka uu rabo in uu waxbarashada uu ka gaaro.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here