Haweenka ka Shaqeysta Iibinta Jalaatada Oo ka waramey sida Noloshooda ugu maareeyaan

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlayo haweenka ku nool Baydhabo ayaa waxay ku shaqeystaan shaqooyin kala duwan waxaana kamid ah iibinta Jalaatada si nolosha qoyskooda ay uga maareeyaan iyagoo mararka qaar soo wajahda suuq xumo

Qaar ka mid ah haweenka ka shaqeysta iibinta jalaatada noocyadeeda kala duwan ayaa waxa ay ka waramayaan sida ay uga shaqada iibinta Jalaatada noloshooda ugu mareeyaan Faa,idooyinka ay ka helaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here