Dhalinyarada ka Ganacsata Suuqa Online-ka oo ku soo badanaya Baydhabo.

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Al-Jaziira Online Marketing ee magaalada Baydhabo waa suuq si online ah wax loogu iibiyo sida dhulalka kala duwan, gaadiidka, alaabaha guryaha iyo waxyaabaha Electronics ah taasi oo ay ganacsiyada magaalada Baydhabo ku soo kordhiyay dhalinyarada degaanka iyadoo wax kasta oo raba in uu iibsado adeegyadaasi ugu fududahay in uu iska arko asigoo gurigiisa jooga.

Page’ka Al-Jaziira Online Marketing ayaa waxaa la soo galiya shey kasta oo iib ah si loogu baahiyo dadka u baahan in ay helaan wax yaabaha u baahan yihiin iyagoon dhax wareegin magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here