Xaflad ay ku qalin-jabinayeen ardey ka aflaxday Madarasada Al Raxma oo lagu qabtay Dhoobley

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabaddaan oo aheyd mid ay ku qalin jibinaayeen arday dhameysay quraanka kariimka kuwaas oo wax ka bartay Madarasada Al Raxma ee Magalada dhoobley ayaa Waxaa Ka Soo qeyb Galay Masuuliyiin, Macalimiin Waalidiinta Ardayda qalinjibisay Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi