Qalab Caafimaad oo lagu wareejiyay Maamulka Isbitaalka Gobalka Baay.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Fahiima Osmaan Omar ayaa agab Caafimaad ku wareejisey Maamulka Isbitaalka Gobolka Baay.

Qalabkan Caafimaad ee ay wareejisey Wasiirada Haweenka ayaa agaasintey Hay’adda SWDc iyagoona Kaalin ku lahaayeen Un women iyo Dowladda Japan, qalabkan ayaa iskugu jirey kuwa Qaliinka ah Hooyooyinka iyo Dhalanka iyo Qalab logu Tala galey in loogu hortago Korona fayrus.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here