Barakacayaasha iyo dadka Ka yimid Xerada Dhadhaab Oo Tababar loogu qabtey Kismaayo.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo tababar uga qabatey dadka ka soo laabtey Xeriyaha qoxootiga dhadhaab iyo dadka barakacayaasha ah ee ku nool magalada kismaayo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir