Maamulka Degmada Gaalkacyo oo dib u furay waddooyin xirnaa.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa dib u furay waddooyin xirnaa oo dhaxmara xaafada garsoor ee galbeedka magaalada taasi oo aay marritaakeeda caqabad ku ahaa gaadiidka iyo dadweuynaha

Waddooyinkan ay doowlada hoose furtay ayaa muhiim u ahaa isusocodka gaadiidka iyo Dadweynaha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here