Bandhiga Buuga Habka Cilmi Baarista Taariikhda Soomaaliya Oo Baydhabo lagu qabtey

0
308

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bandhiga Buuga Habka Cilmiga ee Baarista taariikhda Soomaaliya ayaa Magalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ku soo bandhigay Agoonyahan maxamed hajji Mukhtar, waxaana bandhiga ka soo qeyb galay Wasiiro, Xilibano iyo Agaasimiyaal ka tirsan Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya, waxaana sidoo kale bandhiga goobjoog ka hayeen Bahda Waxbarashada jaamacadaha iyo Ardayda Iskuulada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here