Tababar Ku Saabsan Tabinta Wararka Arimaha Socdaalka Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan Socdey mudada labada maalin ah ayaa lagu baranayay Tabinta Wararka Arimaha Socdaalka gaar ahaan Dadka Qaxootiga ee dalkooda ka tagay iyo kuwa dalalka kale ka yimid iyo Barakacayaasha ah dalka gudihiisa ku barakacay.

Tababarka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Saxfiyiinta Soomaaliyeed Ee Nosoj iyadoona ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan Wariyaasha Ka howl gala Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here