Maamulka Deegaanka Ceel-dibir ee Gobalka Mudug oo la gaarsiiyay deeq daawo ah

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan isugu jirta qalabka dadka Naafada isticmaasha kuwa Sonkorta lagu baaro iyo Daawoyinka loogu tala galay Bulshada ayaa la gaarsiyey degaanka Ceel-dibir ee Gobolka Mudug,Shukri Mohamed Nor oo kamid ah qurba joogta ka soojeda Gobolka mudug ayaa deeqdan uga tala gashay Bulshada ku wareejisay maamulka degaanka Ceel-dibir ee Gobolka Mudug.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here