Tartan Qur’aan Akhris Loo qabtey Gabdhaha Oo Magaalada Baydhabo lagu soo gebagabeeyay.

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartan Qur’aanka kariimka oo muddo sadax bilood ah Magaalada Baydhabo uga socday gabdho bartay Qur’aanka ka kala socday Degmooyinka Baydhabo iyo Buur hakaba ee Gobolka Baay ayaa ah sanadkii 2aad si rasmi ah Tartankaan loo qabto ,xaflada Xiritaanka laguna Abaal marinayay kaalmaha hore ayaa waxaa ka soo qeyb galay culimaa’udiin ,walidiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here