Shirka Xasilinta Degmooyinka Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka xasilinta degmooyinka iyo deegaanada Hirshabeelle oo bishiiba mar la qabto oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee hirshabeele ayaa ka dhacay Magaalada jowhar.

Waxaana ka soo qeyb galay Wasaaradaha ka taagyeera arimaha xasilinta wasiiro agaasimiyaal iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir