Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda kooxaha Degmada Baydhabo oo furmay.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)22 May 2023 oo si toos ah loo soo gaba-gabeeyay tartanka kubadda cagta BSL Cup ee degmada Baydhabo ayaa maanta Xiriirka kubadda cagta KGS si toos ah u shaaciyay in uu furan yahay suuqa kala iibsiga kooxaha degmada Baydhabo.

Kooxaha ayaa bilaawi doonaan sidii ay u xoojin lahayeen boosaska ay is leeyihiin kooxda wuu ka banaan yihiin, iyadoo kuwo qaar ee kooxda u baahan yihiin in laga saxiixo hashiis kordhin, halka kuwa kalena mustaqbalkooda u hibeeya kooxdooda.

Kooxda F.C BCC ayaa la soo saxiixatay tababare cusub oo lagu magacaabo Iyeey oo kamid ah ciyaartoy hore.

Sidoo kale ciyaaryahan Saleymaan oo ka ciyaara qadka dhaxe ee u soo coyaaray kooxaha F.C Baidoa iyo F.C BCC ayaa heshiis la gaartay kooxda FC. X.Busley oo kamkd ah kuwa ka ciyaara heerka koowaad ee BSL Cup.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here